Hargeysa(GNN)-Maayarka Caasimadda Hargeysa Md. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid, ayaa maanta ka qeyb galay shir lagu falan-qeynayay adkaynta nabad-gelyadda degmooyinka caasimadda iyo diiwaan gelinta guryaha oo lagu qabtay xarunta dawladda Hoose ee Hargeysa.