WAR DEG DEGA:Taliyihii Ciidanka Koofiyad-casta Ceerigaabo oo goor-dhoweyd u Geeriyooday Dhaawac Xalay Soo Gaadhay.

Hargeysa(GNN) Taliyihii Ciidanka Koofiyad-casta Ceerigaabo Siciid Cabdi Warsame ayaa goor dhoweyd isla magaalada Ceerigaabo ugu geeryoodey dhaawacyo kazoo gaadhey rasaas fiidnimadii caawa uu la beegsaday mid ka mid ah ciidanka uu xukumayey taliyahan geeryoodey.

Askariga toogtey taliyihiisa ayaa isaguna baxsaday haseyeeshee sida la sheegay lagu daba jiraa soo qabashadiisa askarigaas.
Weli ma cada Waxa dilla Noocan Oo kale Ah sababay, se Waxa la ogan donaa marka lasoo qabto gacan ku dhiglaha oo lagu dabo jiro.

 

Warka oo Faahfaahsan Kala Sosoc:Gabiley.Net