Wasiirkii Hore Ee Shaqada Somaliland Mudane Maxamuud Bare garaad. Oo Geeriyooday.

Hargaysa(GNN)-Wasiirkii haamoore ee shaqada iyo arimaha Bulshada Somaliland Mudane Maxamuud Bare garaad  oo mudooyinkii u danbeeyay ku xanuunsanayay Magaalada Boorama ,Aaska Marxuumka ayaa waxaa ka qayb galaya wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Eng.Sayllici iyo qaar ka mid ah golayaasha Qaranka waxaana la filayaa in lagu aaso magaalada Boorama.

Anaguna hadaan nahay Bahweynta BooramaOnline waxa aan dhamantayo leenahay Inaallilaahi wa inaa ilaahi raajucuun alla u naxariisto Marxuumka eheladii iyo qarabaadii uu ka baxayna  Samir Iyo iimaan ka siiyo aamiin.

 

logadagnn