Daawo: Badhasaabka Togdheer oo ka hadlaya sobobta loo xidhay suldaan Cunaye.

Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay sobobta loo xidhay suldaan cune oo maalintii labaad ku jira xabsiga magaalada Burco.

Halkan ka Daawo Badhasaabka oo arintaasi faahfaahinaya-

logadagnn