Daawo: Bisad la duushay baalka bidix ee Diyaaradeed iyo wixii dhacay

Waxa Pilot diyaarad yar oo nooca loo yaqaan Ultra-ligth ka yaabisay ka dib markii uu idhaha la halacsaday bisad soo fananaysa dhinacsa bixids ee baalka diyaaradaa yar ee uu wadatay, kadibna aanu u sheegin muddo 60 seceon ah gabadh rakaab ahayd oo la saarnayd diyaarada.

Diyaaraddan oo dhowr bolol oo fiit dhulka ka kacday, ayaa waxa Pilot-kii diyaarada khasab ku noqotay inuu si degdeg ah u soo fadhiisiiyo oo uu badbaadiiyo Bisadii.

Muuqaalkan oo uu axadii soo Pilo-tki diyaarada waday soo galay shabakada Youtube waxa durtadiba daawaday in ka badan 16,485,304.

 

bisad bisad1 bisad2  bisad5

logadagnn