Daawo: Faroole oo Garoowe ka dagay si wayna loo soo dhaweeyay.

Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole oo maalmahan ku sugnaa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Garoowe waxana ku soo dhaweeyay boqolaal shacab ah Daawo.

logadagnn