DAAWO: Madaxweynaha Jabuuti oo isaguna Afur wadareed u sameeyay Culimada iyo Imaamyada Masaajida wadanka Jabuuti

Halkan ka Daawo Madaxweynaha Jabuuti Ismacil Cumar Geele oo afur sharafeed ugu sameeyay aqalka madaxtooyada ee wadanka jabuuti Culimada iyo Imaamyada wadanka jabuuti.