DAAWO: Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo kormeer ku yimi Magaalada Gabiley una kuur galay xaalada Abaaraha.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane C/raxman Cabdilahi Ismacil Saylici iyo wafti uu hogaaminayo ayaa kormeer saaka ku yimi magaalada Gabiley.
Madaxweyne ku xigeenka ayaa warbixin ka dhagystay Badhasaabka iyo Maayarka magaalada Gabiley.
Halkan ka Daawo