Daawo Muuse Biixi “Cirro shalay safiirkii Afweyne ayuu ahaa”,Maxamed C/lahi Arintaasi ma qabato+Komishanka maxay ka wada hadleen.

Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay eedaha looga soo jeediyay in xukuumadu heshiis la gashay Somaliya ,waxa kale oo uu difaacay wasiirkii hore ee Arimaha Dibada Maxamed Cabdilaahi Cumar.

Halkan ka Daawo:

logadagnn