DAAWO Sawiro: Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo kormeer ku tagay Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada.

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland mudane C/raxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici ayaa saaka kormeer ku tagay xarunta wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada ,waxaanu u kuur galay xaalada wasaarada iyo sida shaqadu u socoto .

w1 w2 w3 w5 w6 w7

Wasiirka wasaarada Shaqada mudane Cabdi Aw Daahir ayaa madaxweyne ku xigeenka warbixin ka siiyay madaxweyne xigeenka sida ay u shaqeeyaan iyo xaalada guud ee wasaarada.

w8 w9 w11 w12 w13

 

 

logadagnn