DAAWO Sawiro Qurux badan Waftigii Madaxweynaha oo xoolo la Gudoonsiiyay magaalada Ceel afweyn.

Waftigii uu hogaaminayay madaxweynaha Qaranka mudane Axmed Siilaanyo oo xalay u hoyday dagmada Ceel afwayn ayaa saaka la gudoonsiiyay 500 oo neef oo adhi ah iyo 50 neef oo geel ah ,waftiga madaxweynaha ayaa dadweynaha kala hadlay meel fagaare ah.

 

logadagnn