Daawo: Taliska Booliska oo ka hadlay rabshadihii ka dhacay Jaamacada Hargeysa.

Taliya ku xigeenka ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo guuto C/raxman Liiban Fooxle ayaa ka waramay,rabshadihii saaka ka dhacay Jaamacada Hargeysa iyo khasaaraha ka dhashay.

Halkan ka dawo hadalka Taliyaha.

logadagnn