Daawo: Waraysi aad u kulul Profesor Samatar oo Waxba loo reebin si Geesinimo leh na isku Difaacay.

Halkan ka Daawo Waraysi aad u kulul oo Profesor Samatar uu la yeeshay wariye C/xaafid oo ka tirsan Universal tv.

Wariyaha ayaa Su’aalo aad u kulul waydiiyay Profesor ka isagoo weerar ku qaaday Shakhsiyadiisa iyo Qadiyada Somaliland ,halka u Profesor kuna si geesi nimo leh u difaaacay.

Daawo Waraysiga oo u muuqda dood dhex martay Somaliland iyo Somaliya.

logadagnn