Daawo: Waraysi Tv ga Qaranku la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo + Wariyaha oo aad moodo inuu warbixin siinayo Madaxweynaha.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo maalmahan socdaal ku marayay Gobolada Bariga Somaliland ayaa isga oo ku sugan magaalada Burco waxa waraysi la yeeshay wariye ka tirsan Tvga Qaranka .

Wariyaha ayaa isagu Su,aalo aad moodo inuu warbixin siinayo waydiiyay isaga oo inta uu madaxweynuhu sheegi lahaaba uu isaga ka waramayo.

Halkan ka Daawo.

logadagnn