DAAWO: Wasiirka Arimaha dibada Somaliland oo si adag u difaacay magacaabista Baashe Cawil ee Safiirka U.A.E

Wasiirka wasaarada amuuraha dibada JSL mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka hadlay aragtidiisa ku wajahan magacaabista uu madaxweyne Siilaanyo magacaabay Baashe Cawil oo ah wiil uu sodog u yahay,una magacaabay safiirka Somaliland ee wadanka Imaaraatka Carabta.

Halkan ka daawo hadalka wasiirka.

logadagnn