DAAWO: Wiil yar oo 8 jir ah oo loo sameeyay laba Gacmood oo Cusub.

Zion Harvey oo ah wiil yar oo maraykan ah 8 jir ah ayaa lagu sameeyay qaliin loogu sameeyay laba gacmood oo cusub.

Wiilka yar ayaa labada gacmood inta hore ee Calaacasha laga jaray isaga oo 2 jir ah kadib infection ka galay.

Halkan ka Daawo.

logadagnn