Daawo:Raxan wasiiro ah oo magaalada Boorama kaga qayb galay Furitaanka waxbarashada heerka labaad ee Jaamacada EELO.

Xubno ka tirsan Golaha wasiirada Somaliland ayaa maanta ka qayb galay xaflada furitaanka waxbarashada Heerka labaad ee Jaamacada Eelo ee magaalada Boorama.

Halkan ka Daawo:

logadagnn