Dhegeyso :Prof Axmed Samatar oo ka hadlay kaalinta dhaqanku ku leeyahay Horumarka

Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samatar ayaa khudbad uu ka jeediyay kulan aqoon iswaydaarsi oo ka dhacay London, wuxuu ka hadlay xidhiidhka ka dhexeeya dhaqanka iyo horumarka.