Isku Aadka Ciyaaraha horyaalka Talyaaniga Ee Xilli Ciyaareedkan Cusub OO la Shaaciyey

Hargeis (GNN )waxaa galabta la soo saaray isku aadka kulamada horyaalka Talyaaniga Serie A-da ee xili ciyaareedka cusub ee 2015/16.Xili ciyaareedka cusub ayaa ku bilaami doona kulan dhex mari doona kooxaha Fiorentina iyo AC Milan halka kooxda Roma ay u safri doono kooxda Verona, laakiin kooxda horyaalka difaacanaysa ee Juventus ayaa garoonkeeda ku soo dhawayn doonta kooxda Udinese. Kulamada xili ciyaareedka cusub ugu horeeya Serie A ayaa bilaami doona August 23 ,2015 waxaana qorshaysan inuu dhamaan doono May 15 ,2016. Xili ciyaareedka cusub ee horyaalka Talyaaniga ayaa bilaami doona waqti ka horeeya xiligii uu caadiyan bilaami jiray waxaana la doonayaa sidii xulka qaranka Talyaanigu uu ugu diyaari garoobi lahaa Euro 2016 oo dalka France lagu qaban doono.
Kulamada todobaadka 1 aad ee Serie A-da
Aug 23 2015
Empoli-Chievo
Fiorentina-Milan
Frosinone-Torino
Verona-Roma
Inter-Atalanta
Juventus-Udinese
Lazio-Bologna
Palermo-Genoa
Sampdoria-Carpi
Sassuolo-Napoli
Kulamada todobaadka 2 aad ee Serie A-da
Aug 30 2015
Atalanta-Frosinone
Bologna-Sassuolo
Carpi-Inter
Chievo-Lazio
Genoa-Verona
Milan-Empoli
Napoli-Sampdoria
Roma-Juventus
Torino-Fiorentina
Udinese-Palermo
Kulamada todobaadka 3 aad ee Serie A-da
Sep 13 2015
Empoli-Napoli
Fiorentina-Genoa
Frosinone-Roma
Verona-Torino
Inter-Milan
Juventus-Chievo
Lazio-Udinese
Palermo-Carpi
Sampdoria-Bologna
Sassuolo-Atalanta
Kulamada todobaadka 4 aad ee Serie A-da
Sep 20 2015
Atalanta-Verona
Bologna-Frosinone
Carpi-Fiorentina
Chievo-Inter
Genoa-Juventus
Milan-Palermo
Napoli-Lazio
Roma-Sassuolo
Torino-Sampdoria
Udinese-Empoli
Kulamada todobaadka 5 aad ee Serie A-da
Sep 23 2015
Carpi-Napoli
Chievo-Torino
Empoli-Atalanta
Fiorentina-Bologna
Inter-Verona
Juventus-Frosinone
Lazio-Genoa
Palermo-Sassuolo
Sampdoria-Roma
Udinese-Milan
Halkan kaga bogo taariikhda la ciyaari doono kulamada kale ee xili ciyaareedka cusub ee Serie A da.
Sep 23 2015
Week 7
Oct 4 2015
Week 8
Oct 18 2015
Week 9
Oct 25 2015
Week 10
Oct 28 2015
Week 11
Nov 1 2015
Week 12
Nov 8 2015
Gabileynews network office