Daawo Kulan Lagaga Hadlayay Maamul Daadajinta Dawladaha Hoose Ee Dalka oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley

Gabiley(GNN) Kulan Lagaga Hadlayay Maamul Daadajinta Dawladaha Hoose Ee Dalka ayaa waxa Lagu Qabtay Magaalada Gabiley Waxana Kasoo Qaybgalay Maayarada Borama Barbara Iyo Gabiley Kulankasi ayaa ahaa Mid ay Inta Badan Yeeshan Maayarada Dawladaha Hoose Ee Dalku Waxa Kasoo Qaybgalay Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Arimaha Gudaha Iyo Waxbarashada Maamulka Gobolka GabileyWarbixintasi Oo Faahfaahsan Halkan Ka Daawo

Gabileynews Network Office Gabiley somaliland