DAAWO: Wiil yar oo uu Dhalay Wariye Axmed X.Cawke oo noqday Wariyaha ugu Da’ yar Wadanka Britain.

Wiilkan yar oo la yidhaahdo Sakariye Axmed Xasan Cawke ayaa noqday wariyaha ugu da’ yar wariyaasha Somalida ee ka hawl gala wadan ka Britain waxana uu ka hawl galaa Telefishanka Somali Cable.

Sakariye waxa uu soo saaraa Barnaamij loogu tala galay dhalinta Somalida ee ku dhaqanka wadanka Uk oo la magac baxay Youth Show .

Barnaamijka ayaa ah 7 aadle waxana Tvgaa aad ka Daawan kartaa maalin kasta oo sabti ah 6pm Wakhtiga Uk .

 

logadagnn