TACSI

  1. Muuse Yuusuf Cige iyo xaaskiisa
  2. Eng. Abdi Daahir Goole iyo xaaskiisa
  3. C/laahi Maxamed Abokor iyo qoyskiisa
  4. C/xakiin Aw Daahir Cige iyo qoyskiisa
  5. Faysal Xaashi Muxumed
  6. Fardawsa Xaashi Muxumed
  7. Aamina Maxamed Muxumed
  8. Nimco Maxamed Muxumed
  9. Guddoon Muuse Axmed
  10. Maxamuud Dayib
  11. Ismaaciil Yuusuf Kaahin
  12. Maxamed Yuusuf Kaahin
  13. Safiya Yuusuf Kaahin
  14. Maxamed Aadan Muuse iyo qoyskiisa
  15. C/qani Muuse
  16. Sahra Abokor

Dhammaan dadkaasi oo kala jooga UK, Norway iyo America waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoysaskii iyo qaraabadii ay ka baxeen Alle Ha u naxariistee Maxamed Axmed Abokor oo Allay-baday ku geeriyooday 29-8-2015 iyo Marxuum Caaqil Maxamuud Axmed Abokor oo isna ku geeriyooday magaalada Hargeysa 31-08-2015, waxaanay tacsi taa la mid ah u dirayaan dhammaan qoyska reer Abokor, gaar ahaan Axmed Seed oo kala jooga Sweden, France, Qatar iyo Somaliland, waxaanay leeyihiin Ilaahay samir iyo iimaan ha idinka siiyo, labada marxuumna Ilaahay Janatul Fardawsa ha geeyo. Aamiin.