Tacsi Tiiraanyo Leh.

Hargeisa(GNN) Khaalid Cabdi Shiil, Siciid Cabdi Shiil, C/raxmaan Xassan  Shiil, C.risaaq Xassan Shiil, C/raxmaan maxamed Mawliid. Cigaal Cismaan Xassan, Guuleed xassan, Cali Sh Muuse Xassan, Axmed Almis,

tacsi3

Dhammaan Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan  Qoyska Ilma Maxamed Daauud Askar.oo uu Ka Geeriyooday C/qani Maxamed Daauud  Askar Caawa Abaaro Labadii iyo rubuc Saacada bariga Africa ku geeriyooday Cusbitaalka Weyn Ee Magaalada Hargeisa. Waxay Marxuumka Ilahay uga baryayaan Inuu Janadii fardowsa Ka Waraabiyo Ehelkii Iyo Qaraabadii uu Ka Baxayna Samir Iyo Iimaan Saadiqa Ka Siiyo

Aaaaamin Aaaaaamin