Xidig Kale oo uu Dhashay Somaliland oo Mar Keliya Ka Soo Dhex Muuqday Orodyahanada Caalamka

London (GNN) Mo Farah oo ahaa orodyahan u orda Dalka Britain ahaana nin Reer Somaliland ah oo kasoo jeeda Gobolka Gabiley iyo Ayaanle Saleibaan oo ah Oradyan Reer Jabuuti ah Asal Ahaana Ka Soo Jeeda Somaliland Gaarahaan Gobalka Awdal Waxa Dedexeeyay Xidig kale oo reer Somaliland Ah Laguna magacaabo Ahmed mohamed oo u Orda Dalka Canada wuxu kasoo jeedaa Somaliland Gobolka Sanaag siiba Magaalda Ceelafweyn.

Waxanu halkani Idiinku Soo Gudbinaynaa Taariikhdiisa Orod ee uu usoo saftay amase ka qayb galay iyo Shakhsiyadiisa Dhabta ahi Halka ay sal dhigato .

Canadian Runner Ahmed Mohamed Sa’ed Yousuf(Bulay ). Citizen Somalilader origin Eil-afwein Sanag Regtion .

Orodyahanka Ahmed Mohamed Wuxu ku qaatay Bowerman Track Club ee Portland, Oregon. Waxa uu saftay kulankiisii ​​ugu horeeyey ee Olympic London 2012, halkaas oo uu ku dhameysatay kaalinta 18aad ee 10,000m. Waxa uu lahaa qaab orod oo Xeeladaysan kaasi oo sanadkii markii uu dhammeeyey Orodkkii sagaalaad ee 2013 IAAF World Championships ee Moscow.

 

Log1