Ardaydii Ugu Da’da Yarayd Abid Oo Ku Mudaharaada Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare

Hargeysa(GNN) Arday Da,doodu u dhaxayso 7 jir ilaa 14 jir ayaa maanta mudaharaad ka sameeyay Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland iyagoo ka cabanaayay Maamulahoogii Oo Laga Badlay .

mudaharad

Ardaydan yar yar ayaa socdaal kaga soo baxay dugsigii ay dhiganayeen oo ahaa Dugsiga Hoose Dhex Axmed Guray waxayna lug ku soo galeen Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare intii ay ardaydan jidka ku soo Jireen waxa ay ku dhawaaqayeen Kalmado ay ku dalbanayeen Maamulahoodii waxayna lahayeen “ Farxaan Ciise Farxaan Ciise”.

muda

mudahar

Dhacdada ayaa noqnasa dhacdadii ugu horaysay marka loo eego ardaydan Da’da yar yare e mudaharaadka ku muujinaayay fikirkooga, Gabagbadii waxa lugu soo qanciyay in uu maamulahoogu u joogi doono .

 

Gabiley.Net

Gabiley Office