Daawo Gudomiyaha Golaha Deegaanka Oo Hadhimo sharafed Usameyay Ciyaariyaanada Gobolka Gabiley Uga Qaybgalaya Tartanka Gobolada Somaliland Ee Gobolkani Gabiley

Gabiley(GNN) Gudomiyaha Golaha Deegaanka Oo Hadhimo sharafed Usameyay Ciyaariyaanada Gobolka Gabiley Uga Qaybgalaya Tartanka Gobolada Somaliland Ee Gobolkani Gabiley Waxana Hadhimo Sharafedkasi Kasoo Qaybgalay Maamulka Gobolka Gabiley Qaarkamid ah Ciyartoygii Gabiley U Ciyaari Jiray Wakhtiyadii 1996 Waxana Kamdi ahaa Liban Maxaamed Nuux Kayse Sooyal iyo Ciyaariyaano Kale Oo Magac Iyo Maamus Ku Dhexlahaa Bulshada Gobolka Gabiley Iyo Kooxaha Sportiga somaliland Halkan Ka Daawo Warbixintasi Oo Faahfaahsan

Log1