Daawo: Jamaal Cali Xuseen Oo Daaha ka feyday Musuq-Maasuqa Baahsan Ee ay Xukumada Silaanyo ku Talaabsatey Iyo Ciidamada Ay Xukuumadu Gaysay Magaalada Sheekh.

Musharaxa Jagada Madaxwayne Ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Ayaa Daaha ka feyday Musuq-Maasuqa Baahsan Ee ay Xukumada Madaxwayne Silaanyo ku Talaabsatey Iyo Ciidamada Ay Xukuumadu Gaysay Magaalada Sheekh.