DAAWO: Muqaal Cajiib Ah o Hordhac U Ah Filimkii Sida Wayn Loo Sugayay Ee Cristiano Ronaldo Kaas Oo Muddo 14 Bilood Ah Laga Soo Shaqaynayay Oo La Soo Saaray

Waxaa ugu danbayn la soo saaray muqaal hor dhac ah oo ku saabsan filim documerntray ah oo ku saabsan waayaha xidiga xulka qaranka Porutal iyo kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo. Filimkan ayaa la soo shaqaynaya muddo dheer, waxaana aduunka oo si rasmi ah loo siidayn doonaa November 9.

cet

Filimkan hordhiciisa hadda la shaaciyay ayaa laga soo shaqaynayay muddo 14 bilood ah waxana muuqaalka hordhaca ah ku jira waqtiyo uu Ronaldo aad u faraxsan yahay oo ay ka mid tahay markii ay Real Madrid ku guulaystay koobkeedii 10 aad ee Champions Leaque-ga iyo markii Ronaldo uu ku guulaysatay abaal marinta shaqsiga ah ee Ballon d’Or, waxaan muqaalka ka maqnayn xidiga ay Ronaldo tartamaan ee Lionel Messi.Messi and Ronlado

Messi-and-Ronlado

Waa muqaal hordhac aad u habaysan oo muddo laga soo shaqaynayay, haddaba halkan ka daawo muqaalka hordhaca u ah filimka ku saabsan waayaha Cristiano Ronaldo.Muqaalkan hordhaca u ah filimka Ronaldo ayaa ka kooban laba daqiiqo balse wax badan koobsanaya.