Daawo Roobab Laxaadle oo Dabaylo Watay oo Ka Da,ay Deegaanka Caada oo Ka Tirsan Gobolka Gabiley iyo Xildhibaan Mahdi Maxmed Xaashi oo Kamida Golaha Deeganka Gabiley Oo Baaq Dheer U Diray Xukumada Somaliland

Gabiley(GNN)Roobab Laxaadle oo Dabaylo Watay Ayaa Ka Da,ay Deegaanka Caada oo Ka Tirsan Gobolka Gabiley Sidoo Kale Xildhibaan Mahdi Maxmed Xaashi oo Kamida Golaha Deeganka Gabiley Oo Baaq Dheer U Diray Xukumada Somaliland inay Gumad U Fidiso Dadkaasi.

 

 

 

Gabiley.Net

Gabiley Office