Taageerayaasha Xisbiga UCID Ee London Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Musharaxa Madaxweyne/ Xigeen ee Xisbiga Ucid+ SAWIRRO

 London (GNN) – Casho Sharaftaa oo ay soo agaasimeen Taageerayaasha Xisbiga Ucid ee Galbeedka London ayaa si hufan oo hagar la’aan ah loogu soo dhaweeyey Musharaxa M/Xigeen ee Xisbiga Ucid aqoon yahan A/rashiid Hassan Mataan

Ucid 4

 Kadin markuu Musharax A/rashiid uu goobtaa ka jeediyey Khudbad qiimo badan oo dhinacyo badan taabatay waxaa dhamaan taageerayaashii goobta isugu yimi ay mar qudha ku wada dhawaaqeen in ay Hiil iyo Hooba la garab taagan yihiin Xisbiga ucid iyo Musharaxiintiisaba. Waxaa iyaguna Goobtaa ka hadlay Madax-dhaqameed, aqoon yahan iyo Haween Xisbiga  Ucid Taageersan oo Duco ku soo af-meeray Casho sharaftii qiimaha badneyd.

ucid 1ucid 2Ucid 3
Ucid 5Ucid 6ucid 7Ucid 8Ucid 9Ucid 10Ucid 11

 
 
 
Allaa Mahad Leh
Waxsan iyo Ogaal !
Wehelkiin- Waa- Alleh iyo Nebi (scw)
Tebiye: A/rahman Fidhinle