DAAWO:Barnaamij Xiisaleh oo Diirada Saaraya Nolosha Miyiga Iyo Sida Xaalkiisu Yahay Xilligan

Hargeysa(GNN)- Daawadayaasha waxa aanu halkan ugu soo gudbineynaa, barnaamij qiimo badanle leh oo loogu magac daray “Diirada Wacyiga” . Barnaamijkan oo uu soo diyaariyey Telefishanka ku hadla Af-somaliga ee Star Tv, waa barnaamij si mug leh uga waramaya nolosha miyiga iyo qaybaheeda kala duwan.

Waxa barnaamijku diirada saarayaa meesinka xoolaha kala duwan ee ay bilshadaasi dhaqdaan, nolol-maalmeedka ay hawshooda u qabsadaan sida: Lisida xoolaha, daaq gayntooda iyo soo hoyntooda. Waxa iyana intaa dheer maaweelooyinkooda xilliyada laga nasanayo hawsha.

 

Log1