DAAWO:Muuqaalo Naxdin Iyo Murugaleh Oo Laga Soo Duubay Tahriibiyaal Soomaaliya Iyo Afrikaan Ah Oo Gacanta U Galay Budhcad Libiyan Ah + SAWIRRO.

Tribuli(GNN)-Mid ka mid ah jabhadaha ka arimiya dalka Liibiya ayaa waxaa loo xilsaaray inay soo qab-qabtaan Tahriibayaasha soo gala dalka liibiya. wariye u kuur galay dhibaatada haysata tahriibayaashan ayaa waxa uu tagay meel dadka la soo qabto lagu xiro.

Muuqaalkaan laga soo duubay xabsigan ku yaala dalka Liibiya ayaad waxaad ku arkaysaa dhalinyaro Soomaaliyeed oo qolfoofo ku noqday xabsiga gudahiisa, halkaasoo ay ka dilaaceen Cuduro halis ah iyo nafaqo yari.

Arintan ayaa ah mid aad looga naxo, waxaana dhalinyarada Soomaaliyeed ku guubaabin lahaa inay ku quus qaataan muuqaalkan, oo tahriibka xagga dhulka ah ay ka fiirsadaan

 

2187555522222888888qaxooti-y78876

Log1