Dhoofka Xoolaha Somaliland xiliga xajka iyo Dhaqdhaaqaaqa Saylada + COD.
Iyadoo sanad walba xilliga xajka xoolaha Soomaalida oo aad u tiro badan laga dhoofiyo dekedda berbera oo Sacuudi Carabia la geeyo, ayaa xilligan xajka ee bilaha August iyo september oo keliya waxaa laga dhoofiyay dekedda Berbera hal milyan iyo todoba boqol oo kun oo neef oo adhi ah.