Gabiley Maamulaha Dugsiga Sare ee Imaamu Shaafici Sheekh Muxuyadiin Oo Ka Warbixiyay Ardayda Sanadkan Kaalmaha Hore U Gashay Dugsigiisa

Gabiley (GNN) Maamulaha Dugsiga Sare ee Imaamu Shaafici Muxuyadiin ayaa maanta ka warbixyay Ardaydii kaalmaha hore ka Gashay imtixaankii Shahadiga Ahaa ee Sanad dugsiyeedkan Mamule Muxuyadiin ayaa waxa uu hadalka ku bilabay

“ Bisbilahi Raxmani Raxiim Waxaan aad ugu faraxsanahay hadaanu nahay maamulka Dugsiga Sare Imaamu Shaafici Laba Arday ayaa Galay Sanadkan imtixaankii shahadiga ahaa ee dugsiyada sare ee afaraad labadasi oo kala Galay kaalinta Labaad iyo kalinta Shanad Waxaan kale oo aan u Habalyaynayaa dhamaan ardaydii imaamu shaafici ee imtixaanka fadhiisatay oo iyaguna Ku Gudbay Garaydh A Runtiina Way Dadaaleen Ardaydu illhayna Waxan Uga Rajaynayaa inay Dadalkaasi ka midho Dhaliyaan Noqdaana Kuwo Dalkooda iyo Dadkooda Iyo Diintoodaba Anfaca.

Maamule Muxuyadiin oo hadalka siiwata ayaa Sheegay in imtixanka ay Fadhiisteen 33 Arday oo kala ahaa 24 Wiil iyo 9 Gabdhood Laba iyo Labatan A ay Ku Gud Been 11ka Kalena B ay Ku Baxeen Wax C Ah Ama D ah oo Ardayda Dugsiga Sare ee Imaamu Shaafici Keentay Mayjirin Al Xamdulilah illhay Ayaa Mahadaa iskale Sanadkaasi Sandkiisana Waxan Rajaynaynaa in aanu dadaalkayaga kasii badino Madama sanadkani uu ahaa Sandkii ugu Horeeyay Ardayda Dugsiga Sare ee Imaamu Shaafici La Fadhiistaan Kulana Tartamaan Dugsiyada Kale Imtixaanka Shaadiga Ah waxayna Sandkii ugu Horeeyay Ka Soo Hooyeen Guul Sumcadna U ah Gobolka Gabiley . Sidaa Wax yidhi Maamulaha Dugsiga Sare Imaamushafi ee Maglada Gabiley

C/rasaq Axmed Hayaan ilkacase

Gabiley.Net

Gabiley office