Gabiley-Hayada Solnardo Oo Soo Bandhigtay Kulan Lagu Dardar Galinaayo Hagaajinta Nafaqada Hooyada Iyo Dhalaanka

Gabiley(GNN)Hayada Solnardo Oo Soo Bandhigtay Kulan Lagu Dardar Galinaayo Hagaajinta Nafaqada Hooyada Iyo Dhalaankaislamrkan Lagu Qabtay Hotel Xaaji Askar Ee Magalada Gabiley.

Ugu Horayn Waxa Ka Hadlay Agaasimaha Fulinta  Hayada Solnardo waxanu Ka War Bixiyay Wax Yaabaha U Qabsoomay Sanadkii La Soo Dhaafya Waxanu Yidhi.

Uruku Waxa Uu U Joodooyinkiis Ku Fuliyaa Yahay in uu La Baro Bulshada in Uu Qoysku yahay uDdub Dhaxaadka Waayo Halka Ugu Hoosayasa ee Seeska Ahi Waa Qoyska.
Qoyska Haday Wax Iska Badalaan Bulshadana Waxbaa Iska Badalaya Ururkani Solardo Waxa Uu Ku Shaqeeyaa inuu Kor Uqaado oo Uu Badalo Habdhaqanka Bulshada ee Ku Wajahan Caafimdka Nafaqada iyo Nadafada.
Mashruucani Waxa uu Ka Socday Gobolka Gabiley ilaa Sandkii 2010kii Waxa Uu Ku bilaabmay Afar Tuulo Maantana Wax Uu Marayaa 21tuulo Uruka Solardo Kuma Koobna Mashariicdani inuu Gobolka Gabiley Ka Qabto Balse waxa Jira Mashariic Kale oo Horumarineed oo Socda oo uu Ururka Solardo Wado Waxana Ka Mida Ah Mashruuca Lagu Hagaajinaayo Nadafada iyo Fayo Dhawrka iyadoo Dadka Lagu Dhiirinaayo inay Fahmaan Dhibta Ka iman Karta Saxarada Banaanka Taal iyo Dhibaatada Caafimaad ee ay u leedahay Bulshada Taasoo Lagu Dhiirigalinaayo Inuu Qoyskastaa Dhisto Suuligooda islamrkana La Arko Faaidada Cafimad inaan La Helin Saxaro Bananka Taal Mashruucasi Laftiisu Waxa Uu Ka Socdaa Lix Tuulo oo Hoos Yimaad Gobolka Gabiley .
Ururka Solardo Maaha Mid Kaligii Shaqeeya Ee Waxa Uu La Shaqeeyaa Wasarada Cafimaadka iyo Hayada Caalamiga Ah Sida UNICEF

Halkan Ka Daaawo Warkan Oo Dhamys Tiran

 

 

 

Gabiley.Net

Gabiley Office