Madaxweyne Silaanyo Oo Guddi Ka Kooban 9 Xubnood U Magacaabay Wakaalada Biyaha Hargeysa.

Hargeysa (GNN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa guddi sare (Board Of Directors) u magacaabay wakaaladda biyaha Hargeysa. Guddida oo ka kooban 11 xubnood oo aqoon yahan iyo culimo ka dhex muuqato ayaa xilkoodu yahay jaangoynta siyaasadda biyaha Hargeysa iyo la xisaabtanka maareeyaha.

image