Magacyada Mudaneyaashii Hore U Diiday Wareejinta Haamaha Berbera iyo Kuwa Hadda Ku Hawlan Wareejinta+ Xildhibaannada Labada Liisba Ku Jira

Hargeysa(GNN) Murankii dagaalka gaadhay ee Sabtidii dhex maray Guddoomiyaha Golahaas Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro) iyo ku-xigeenka koowaad Baashe Maxamed Faarax, ahaa mid ka dhashay mooshin ay keeneen Mudanayaal Golahaasi katirsan oo la xidhiidhay sidii Mudanayaashu uga arrinsan lahaayeen Warqaddii dhawaan Madaxweynaha lagu celiyey ee la xidhiidhay wareejinta Haamaha shidaalka Berbera. Mudanayasahan Ayaa Kala Ahaa magacyadoodu sidan soo socota:

aa

Xildh. Mahdi Xuseen Cadarre,
Siciid Maxamed Cilmi.
Cali Xasan Maxamed.
Xasan Cawaale Caynaan.
Xasan Muuse Hufane.
Ibraahim Axmed Raygal.
Axmed Barkhad Obsiiye
Mahdi Cabdilaahi Maxamed
Axmed Cabdi Kijandhe
Cabdilaahi Axmed Yuusuf.
Axmed Jaamac Cali
Cali Maxamed Aadan
Ibraahim Axmed Sheekh Muuse.
Ibraahim Carraale Cabdi
Maxamed Xuseen Xaaji Ciise.
Mahdi Maxamed Jaamac
Maxamed Axmed Obsiiye
Saleebaan Cawad Cali
Maxamed Xaaji yuusuf Waabeeyo.
Cabdi Hirad Warfaa
Cabdiqaadir Jaamac Xaamud
Cabdilaahi Xuseen Cige
Axmed Maxamed Diiriye.
Abuukar Cabdiraxmaan Good
Cabdiraxman Muuse Jaamac
Cali Obsiiye Diiriye
Maxamed Jaamac Cabdi
Xamse Maxamed Gaaddo-weyne
Cabdicasiis Cabdilaahi Aadan dhulcun
Farxaan Maxamed Cali
Maxamed Cismaan Aadan
Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan
Cabdiraxmaaan Maxamed Jaamac
Cabdiraxmaan Cismaan Caalin
Maxamed Maxamuud Cumar Xaashi.
Axmed Ducaale
Maxamed Axmed Dhakool
Sulaymaan Yuusuf Cali Koore

Sideed iyo soddonkaas xildhibaan ayay kala ahaayeen xubnaha saxeexay mooshinka fawdada abuuray ee golaha wakiillada la hor keenay.

xildhibaannada qaata iyo kuwa aan qaadan

Arrinta xusida mudan ayaa ah in ay xildhibaannadan saxeexay mooshinka wareejinta haamuhu ay sidoo kale ku jireen xubno iyaguna ka mid ahaa afartankii xildhibaan ee hore codka diidmada ah gacanta ugu taagay in la wareejiyo haamaha hase ahaatee hujuun adag iyo kaambayn ay xukuumadda iyo xubnaha kaadiriinta goluhu qaadeen lagu soo xero geliyey mawqifkoodii horena lagu bedelay. Xubnahaas wada saxeexay labada mooshin ee isku lidiga ah ayaa ka koobnaa lix mudane oo kuwada jiray labada liisba.

Magacyada Xildhibaannada Diiday Mooshinkii Hore ee wareejinta Haamaha

Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire
Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble
Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye
Xildhibaan Axmed Faarax Toot
Xildhibaan Cali xaaji Maxamed Muuse
Xildhibaan Baar Siciid Faarax
Xildhibaan Cabdiqaadir Tukaale
Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa
Xildhibaan Xasan Maxamed Hufane
Xildhibaan Xuseen Maxamed Cige
Xildhibaan Jaamac Xasan Cadow
Xildhibaan Maxamed Saalax Cige
Xildhibaan Bashiir |Sh. Xuseen Tukaale
Xildhibaan Weli Axmed Xaawo
Xildhibaan Xaashi Xuseen Caabi
Xildhibaan Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde
Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan-Xoog)
Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle
Xildhibaan Faarax Maxamed Cabdulle
Xildhibaan Ibraahim Axmed Reygal
Xildhibaan Maxamuud Jaamac X. Cilmi
Xildhibaan Axmed Xasan Aadan (Weyso-cadde)
Xildhibaan Xaamud Xasan Cismaan
Xildhibaan Cabdillaahi Xuseen Cige (Black)
Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel
Xildhibaan Maxamed Baaruud Shide
Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan
Xildhibaan Aadan Muxumed Hoorri (Mataan)
Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool
Xildhibaan Maxamed Cusmaan Maxamed (Bulqaas)
Xildhibaan Cabdi Maxamuud Jaamac (Gaagaale)
Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin
Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf
Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama)
Xildhibaan Siciid Yuusuf Cartan
Xildhibaan Ibraahim Jaamac Reyte

Gabiley.Net
Gabiley Office