Mayarka Gabiley Oo Qado Sharafeed Ku Maamuusay Ciyaatooyada Xulka Gobolka Gabiley Uga Qayb Galaya Tartamada Ciyaraha Gobolada Somaliland- Daawo Sawiro

Gabiley (GNN)Mayarka Gabiley M/Amiin Cumar Cabdi Oo Qado Sharafeed Ku Maamuusay Ciyaatooyada Xulka Gobolka Gabiley Uga Qayb Galaya Tartamada Ciyaraha Gobolada Somaliland Munasibadasi Qado Sharafeedka Ah Oo Ka Qabsoontay Beer Bustaaneed Ka Mida Bustanada Ugu Quruxda Badan Deegaanka Ceel Giniseed Daawo Sawirada .
C/rasaaq Axmed Hayaan ilkacase
Gabiley.Net
Gabiley Office