Shabakadda Caalamiga Ah Ee Gabileynewsnetwork Waxay Hambalyo u Diraysaa Ummadda Muslimiinta ah, Munaasibadda Ciidal Adxaha Awgeed

Dhamaan Weriyayaasha, Shaqaalaha iyo Hawl-waddeenada kala duwan ee Shabakadda Caalamiga ah ee Gabiley.Net, waxay Munaasibadda Ciidal Adxada awgeed Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Umada islaamka Meelkasta oo ay Joogaan Shabakadda Gabileynews waxay Ummadda reer Somaliland leedahay Hambalyo Ciiddaa Ciiddeeda ku gaadha bash bash iyo Barwaaqo iyo Horumar, waxaannay si gaara Shabakadda Caalamiga ah ee Gabileynews Hambalyo u diraysaa Akhristayaasheedda meelkasta oo ay dunnida ka joogaan, waxaannay leedahay Ciid Wanaagsan.
Gabiley.Net

Gabiley Office