Sheekh Aadan Siiro Oo Saluug Ka Muujiyey Haananka Shaqo Ee Gudiga Doorashooyinka Somaliland Kuna Sifeeyey Qaar Uu Jileec Ka Muuqdo

Hargeisa(GNN):-Sheekh Aadan Maxamuud Aadan (Siiro)  Oo Ka mid ah culimada waa weyn ee somaliland ayaa waxaa uu saluug xoog leh ka muujiyey qaabka  ay shaqada u wadaan Gudiga Doorashooyinka Somaliland.

Sheekh AadanSiiro ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in guddida doorashooyinka ee cusubi ay shaqadii loo igmaday u wadaan qaab jilayc badani ka muuqdo, isla markaana guddidii hore ka awood badnayd waxaanu yidhi “Doorashada xisbiyo badan oo mucaarid ah baa jira waxaanan leeyahay guddida doorashada jilayc  badan baa laga tirsanayaa, dad fara badan ayaa leh guddidii hore  ayaa ka awood badnaa ama isku meel ma wada joogaan, warna iskuma seegana waxaanan leenahay doorashada

Hargeisa Gabiley News Network