Shirkada Dahabshiil Oo Si Heer Caalamiya u Qalabaysay Garoonka Hargeisa Stadium Kuna Kordhisay Adeega Lagu Duubo Ciyaaraha Oo Casriya.

Hargeisa(GNN):-Hargeisa Shirkada dahabshiil oo Bulshada Inta Badan Ka Caawisa Dhinaca Adeegyada Bulshada Ayaa Qaybweyn ka ahayd dhib u dhiska iyo casriyeynta garoonka hargeisa stadium iyo wakhtigana keenta qalb si heer caalamiya u duubaya ciyaaraha gobolada somaliland oo dhici doona bilaha soo socoda waxaa shirkada dahabshiil group oo soo badhigay qalabkan casriga ahi ka sheekeeyeen sida ay  ugu suurto gashay iyo kharashka kaga baxay inta uu leegyahay, iyagoo masuuliyiintu ka hadlayana waxay yidhaahdeen sidan halkan ka daawo.

 

Log1