Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Booqday Dhismaha Jidka Dawga-Cad ee Hargaysa-Salaxley +Sawiro

Hargaysa(GNN) Siyaasiga Ismaciil Hurre Buubaa ayaa booqday dhisma jidka dawga cad sidoo kalana hanbalyey dadka deeganka ee ka soo jeeda ee tabarucaadka ka gaystay dhismaha wadad cad ee isku xidha Hargaysa iyo ina guuxa iyo sida oo kale dhulka somalida itobiya .

Buu1 buub4 buu2 buuba5

Waxaanu tilmaamy siyaasi buubaa in is kaashugu waxa fiican haye dadka deegankana ku hanbalyeynaayo waxa ay qabsadeen.

 

Log11