TACSI:Ina lilaahi wa inaa ilaahay raajicun,Geerida Naxdinteleh ee Ku Timid Dr.Ameen M.sheikh farah Nadiif.

Dhamaan Saaxiibada,Qaraabada iyo Bahweynta Gabileynewsnetwork waxan halkan ka tacsiyadaynaynaa qoyskii iyo qaraabadii u ka baxay gaar ahaan reer Mohamed sh farax nadiif oo wiilkoogii curad ee Dr Ameen Mohamed sheikh farah ay ku timid geeri naxdin leh oo ku geeryooday dalka china. shalayna lagu aasay dalkaa u ku geeryooday. ilaahay waxaan uga baryaynaa marxuumka naxariistii jano inagana dhamaanteen ilaahay inaga siiyo Samir iyo iimaan.