WAR DAG DAGA Daawo- Roobab Laxadle oo Watay Dabaylo oo Ka Da,ay Deegaanka Caada Iyo Gudoomiyihii Haydh Tuulaha Ee Deegaanka Caada oo Ku Dhacmay Roobabkaasi.

Gabiley(GNN)-Deegaanka Caada ee Ka tirsan Gobolka Gabiley ayaa lagu Soo Waranmayaa inay Ka Da,een Roobab Laxaadle oo Watay Dabaylo Waa Wayn oo Gaystay Dhawacyo .

Dadka Ku Dhawacmay ayaa waxa kamida ah Gudoomiyihii Haydhtuulaha ee Deegaanka Caada islamrkaana Lagu Dawaynaayo Cusbitaalka Wayn ee Magalada Gabiley.
shabakada waraka ee Gabileynews oo ku Booqatay Dhawaca Lakeenay Cisbitaalka Wayn ee Gabiley  Cabdilaahi Yusuf oo kamida Dad Dhawacan ayaa Ka Warbixiyay Sida Ay Wax U Dhaceen
Warkaasi oo Faa-faahsan Halkan Ka Daawo

 

 

Gabiley.net

Gabiley Office