War Deg Deg Ah Wariye Maxamed Soofadhiiste Oo Xoriyadisa Dib U Helay Ka Dib Laba Cisho Oo Uu Xidhnaa.

Hargeisa(GNN):-

Wariye Maxamed cabdilaahi Soofadhiiste oo Xoriyadiisii Helay kadib markuu xidhnaa Muda labo casho, xadhigiisaas oo ahaa Mid sharci daro ah, oo isagoo shaqadiisii gudanaya la Xidhay,

Siidayntan ayaa waxay kadanbayasay markii maanta saxaafada kala duwan e Somaliland iyo caalamkuba ka hadashay xadhigaasi Loo gaystay Wairiyaha,waxaan sigaara Uga hadlay labada Urur e saxaafada Somaliland SERCJA iyo Solja