“Zidane Waxa Uu Ciyaarta Qaatay Casaan Markii uu Ciyaar Toygii Ka Soo Horjeeday Uu Teedka Ku Dhuftay Tana Waxay La Mid Tahay In Ciro Feedho Shir Gudoonkiisii…. Aadan Maxamed Xaaji.

Gabiley (GNN) Siyaasi Aadan Maxamed Xaaji Ayaa Ka Hadlay Dhacdadii Foosha Xumayd Ee Ka Dhacday Golaha Wakiilada Somaliland Daawo Warkaasi Oo Dhamays Tiran.

 

Gabiley.Net

Gabiley Office