Daawo Marxuum Cigaal Iyo Safaradii Uu Ku Booqan Jiray Degmooyinka Shacabka Reer Somaliland.

Hargeisa(GNN):- Alle Qabriga Ha U Nuuree Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Oo Ahaa Shaqsi Aragti Siyaasadeed Oo Fog Leh Ayaa Barnaamijkan Aynu Ku Milicsandoonaa Bal Sidii Uu Ula Macaamili Jiray Shacabka Degmooyinka Kala Duwan Ee Reer Somaliland.