Daawo:-Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Ucid Oo dalka kusoo Laabtay Kana Hadlay Arrimo Doora.

Hargeisa(GNN):-Musharax Madaxweyne Ku Xigeen Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka ucid C.rashiid Xasan mantaan Oo maanta Kasoo Degay Garoonka Cigaal Ayaa ka Hadlay Maraaxillka Siyaasadeed Ee Dalku Marayo Iyo Khilaafaadka Asxaabta.

Hargeisa Somaliland

Gabiley News office