DAAWO:Soo Dhoweyntii Maanta Madaxweyne Axmed Silaanyo iyo Weftigiisa Lagu soo Dhoweeyay Hargeisa (SAWIRO QURXLE)

Halkan Ka Daawo Soo Dhoweynti Maanta Madaxweyne Axmed Silaanyo iyo Weftigiisa Lagu soo Dhoweeyay Hargeisa
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey oo dalka ku soo laabtay si weyna loogu soo dhaweeyey Madaarka Diyaaraha ee Cigaal iyo Wadooyinka Caasimada.

