Daawo: Sheekh Cabdulaahi Barbaraawi oo ka Waramaya Khilaafka Siyaasiga ah iyo Shareecada Islaamka.

Sheekh Cabdulaahi Xasan Xaashi (Barbaraawi) oo kamid ah culimada waaweyn ee Somaliland ayaa khudbadii jimcaha ee shalay kusoo qaatay khilaafka siyaasadeed ee wadanka ka jira,waxanu sheekhu soo hadal qaaday saxaafada iyo saamaynta ay bulshada ku leedahay sidoo kalana waxa uu soo hadal qaaday wasiiradii is casilay.

Halkan ka Daawo khudbada sheekha oo dhamaystiran.

Gabiley.net